Waa kuma RW cusub ee loo magacaabay Somalia? (Akhriso taariikh Nololeedkiisa)

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu ku dhashay magaalada taariikhiga ah ee Hobyo ee Gobolka Mudug, Bishii Oktoobar ee sanadkii 1963-kii. Rooble waa Injineer ku takhasusay Dhismaha Kaabeyaasha Dhaqaalaha iyo Deegaanka, isaga oo Waxbarashada Masterka ee takhasuskan ka qaatay Machadka Royal ee Teknoloojiyadda ee dalka Sweden, sanadkii 2000. … Continue reading Waa kuma RW cusub ee loo magacaabay Somalia? (Akhriso taariikh Nololeedkiisa)